Maamulka G/Banaadir oo soo bandhigay hub daxaleystay oo laga helay..(Sawirro)

Gudoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax, ayaa sheegay in hub ay ka heleen guri ku yaala Degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Goobta hubkan laga helay ayaa waxaa sidoo kale booqday Gudoomiye ku-xigeenka dhinaca Maamulka Maaliyada ee gobolka Banaadir Ibraahim Dheere iyo saraakiil ciidan. “Guri ku yaala degmada hoolwadaag ayaa waxaan ka … Continue reading Maamulka G/Banaadir oo soo bandhigay hub daxaleystay oo laga helay..(Sawirro)